Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani oo dalka dib usoo laabtay iyo masuuliyiinta ugu saraysa ee xisbiga oo soo dhaweeyay

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa dalka dib ugusoo laabtay Safar dibada ah oo ku maqnaa.

Gudoomiyaha waxaa madaarka hargaysa kusoo dhaweeyay ย masuuliyiinta ugu saraysa xisbiga oo ay ka midyihiin gudoomiyaha kumeel gaadhka ah ee xisbiga Cabdilaahi jirde, xirsi Xaaji iyo masuuliyiin kale oo tira Badan.

Gudoomiyaha oo saxaafada la hadlay ayaa soo hadal qaaday shir ay Maalintii shalay Wada yeesheen xisbiga KULMIYE iyo UCID oo ay ku sheegeen in ay Diyaar u yihiin oo ay ku heshiiyeen in doorashadu dhacdo 2019.

 

Hoos ka daawo muuqaalka waran.

 

 

 

Bandhige@gmail.com