Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Caawa Ceerigaabo ku soo hoyday, Isla Markaana Kulan-Tacsi Ah La Qaatay Eheladii Ay Dadku Kaga Dhinteen Shaqaaqadii Ceeryaan

????????????????????????????????????

 

Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa Ku soo hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markiibana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag .

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa caawa ilaa barri gali doonaa shirar la xidhiidha soo af jaridda shaqaaqada Deegaankaasi Ceeryaan.

bandhige@gmail.com