Gudoomiye-ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay xilka qaadis ay ku sameeyeen gudida Fulinta ee Xisbiga Waddani oo maanta lagu dhawaaqay in xilkii lagaga qaaday isaga iyo gudoomiye ku xigeenkii Labaad ee Xisbigaasi.

Guddoomiye-ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay xilka qaadis ay ku sameeyeen gudida Fulinta ee Xisbiga Waddani oo maanta lagu dhawaaqay in xilkii lagaga qaaday isaga iyo Guddoomiye-ku-xigeenkii labaad ee Xisbigaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=IGDLUUy1ZRs&feature=youtu.be

bandhige@gmail.com