Xisbiga Waddani oo war-saxaafadeed ay soo saareen ayaa waxay xilkii ka qaadeen Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ee xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha garabka toosinta Waddani Axmed Muumin Seed iyo ku-xigeenkiisa oo ka cadhooday shirweynihii xisbigaasi ku caleeemo saareen musharaxa Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa.
Sidoo kale waxay shaaciyeen qodobada ay u adeegsadeen xil ka qaadistiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=NNu93PWD5Uc&feature=youtu.be