Gudooomiye Ciro iyo xubno ka tirsan xisbiga Waddani waxay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ku soo dhaweeyeen Maxamed Biixi Yoonis

 

Gudooomiye xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo xubno ka tirsan xisbiga Waddani waxay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ku soo dhaweeyeen Maxamed Biixi Yoonis oo socdaal dibadeed muddo ku maqnaa kana Waramay socdaalkiisa Iyo munaasibad uu u yimid dalka in uu kala qayb xubno xisbiga Waddani ku biiraya oo ay isku deegaan yihiin maalinta beri ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com