Hall-ka Shirarka ee Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL waxa saaka ka qabsoomay Kulankii todobaadlaha ahaa ee Masuuliyiinta Wasaaradda iyo…..

Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan oo todobaadkiiba mar qabsooma.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Maxamed Cismaan siciid oo gudoominayey kulankan ayaa ahaa mid ay isku xogwaraystaan masuuliyiinta Wasaaradda kagana hadlaan habsami u socodka shaqada iyo Dar-dargelinta hawlaha shaqo ee ay u igman yihiin.

Kulankan ayaa muhiimadiisu ahayd maxaa qabsoomay Bishii dhamaadey ee Januarry iyo u diyaargarowga shaqada todobaadkan bilaabmay.

 

 

Xigasho:Telefiishanka Qaranka JSL

Bandhige@gmail.com