Raโiisul Wasaaraha Shiinaha ayaa booqasho ku tegay suuqa hilibka ee dalkiisa. Suuqa wuxu ahaa mid nadiif ah oo si fiican u nidaamsan.
Intii uu ku jiray kormeerka suuqa, waxa uu la kulmay Hilible waxaana uu ku yidhi :โ Hilibkaagu wuu wanasgan yahay, ka waran iibkaโ?
Hiliblaha: fiican, laakiin saaka xataa hal kiilo maan iibin.
R/wasaaraha:Maxaa dhacay?
Hiliblaha: Booqashada awgeed dadka looma ogolaan inay suuqa soo galaan.
R/wasaaraha: Hadda, aniga iga iibi 4 kiilo.
Hiliblaha: Kaama iibin karo.
R/wasaaraha: Waayo, maxaa dhacay?
Hiliblaha :Waxan nalag ururiya midiyihii booqashad awgeed.
R/wasaarah: Qaybtaaba iga iibi, middi uma baahnide.
Hiliblaha: Kaama iibin karo.
R/wasaaraha: Waayo maxaa dhacay?
Hiliblaha : Anigu hilible miihi, waxaan ahay askari ciidanka ah.
R/wasaara: wuu cadhooday waxaan uu ku yidhi iigu yeedh taliyahaag?
Hiliblaha : Isaguna waa ka inaga soo horjeed ee kaluunka iibinaya.
Waa qaabka khayaaliga ah ee shuuciyadda maamulkeedu yahay, ninkan askariguna xaqiiqda ay Meesha taallay ayuu cadeeyay.
Xigasho:wergeyska dawan
Bandhige@gmail.com