Hooyo104 jir ah ayaa sannadka xajka gudanaysa

 

Iyadoo lagu jiro mowsimka xajka ayaa sannadkan tirada xujayda cibaadaysanaya waxa lagu qiyaasay ilaa 5 malyan.

Dadkaas waxa ka mid ah Mariah Marghani Muhammad oo ah haweeney u dhalatay dalka Indonesia, da’deenu waa 104 jir.

Waxa sannadkan ku casumay xajka boqortooyada Sacuudiga. iyadoo hore u soo gudatay cumrada markay 90 jir ahayd.

bandhige@gmail.com