Ilmahaagu in uu fariid noqdo ma rabtaa, Sheekh Siciil Cali Axmed

 

Qaybtani waa qayb kale oo ka mida barmaaijyada toosinta ubadka. Waxa uu Sheekhu ku eegi doonaa qaab kale oo ka mida qaababka lagu dawayn karo mushkiladaha carruurta.

Halkan hoose muuqaalka barnaamijkan oo dhammaystiran: 

bandhige@gmail.com