Wiil ku nool Hargeysa ayaa waxa bacaha iyo waxyaabaha Jilicsan ka sameeyaa kabo

 

Wiil ku nool Hargeysa oo macagiisa la yidhaahdo Sakariya Khaalid Cabdiraxmaan ayaa waxa uu bacaha iyo waxyaabaha Jilicsan ka sameeyaa kabo iyo shandado.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com