Imtixaannadii shahaadiga ahaa ee dugsiyada Somaliland oo goor dhawayd bilaabmay

 

Waxa goor dhawayd dalka oo dhan ka bilaabmay itmixaannadii shahaadiga ahaa dugsiyada Somaliland.

25,000 oo arday u fadhiisanayaa 190 goobood imtixaankii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe.

Imtixaanka ayaa la filayaa in toddobaadkan uu ka socdo dalka.

Wixii hadba ka soo kordha halkan baan idiinku soo gudbin doonaa.
Bandhige@gmail.com