Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa qabtay kulan lagu taageerayo xubnihii Barlamaanka Ingriiska hor-geeyay qadiyadda Madax-banaanida Somaliland.