Jabuuti oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Cusbitaalka ku yaalla Gaza

Dowladda Jabuuti ayaa cambaareysay duqeyntii xalay lala beegsaday isbitaalka Al-Ahli ee magaalada Qasa, halkaa oo dad gaaraya 471 ay ku dhinteen.

Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Jabuuti oo ku qornaa Af-Carabi ayaa lagu yiri:, โ€œWaxa ay Israaโ€™iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa werar argagax leh oo lagu bartimamedsaday carruur iyo haween waxba galabsan werarka waa Xasuuq dagaal oo ka dhan ah dadka reer Falastiin sabab oo waxa u ka hor imanaya xeerarka caalamiga ah iyo xeerarka qiyamka biniโ€™aadantinimo.”

Dowladda Jabuuti ayaa ugu baaqday Israaโ€™iil inaysan beegsan dadka shacaabka si loga foogado xasuuqa

 

Xigasho:BBC SOMALI

Bandhige@gmail.com