Komishanka Doorashooyinka Qaranka waxay u kala direen ururada ka shaqaynaya wacyi-gelinta Gobolka Maroodi-jeex

 

Komishanka Doorashooyinka Qaranka waxay u kala direen ururada ka shaqaynaya wacyi-gelinta Gobolka Maroodi-jeex deegaanadda ay ka hawl galayaan, sidoo kale waxay dhaariyeen shaqaalaha kaadh qaybin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com