Komishanka Doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen tirada guud ee rasmiga ah ee dadka qaatay Kaadhka Codaynta Doorashada Madaxtooyadda Somaliland

 

Komishanka Doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen tirada guud ee rasmiga ah ee dadka qaatay Kaadhka Codaynta Doorashada Madaxtooyadda Somaliland, taasi oo lagu wado in ay dhacdo dhammaadka sannadkan.

Tirada guud ee kaadhka qaadatay ee ah liiska rasmiga ee codeyn kara maalinta doorashadu ayaa waxay guud ahaan waddanka yihiin 704, 089.

Tirada Gobolladu waxay u kala dhigan tahay sida tan: 

Maroodijeex   249,229
Togdheer       147,440
Awdal            102.571

Sanaag            80,334
Sool                63,698
Saaxil              60,817

bandhige@gmail.com