Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Dardargalinta Biyo-Galinta Magaalada, Shacakana Uga Baaqay In Ay Sii Furaan Waddooyinka Xidhamay

Maamulka Wajaale ayaa ka hadlay dardargelinta biyogelinta Wajaale wuxuuna sidoo kale dadweynaha ku wargeliyey in ay furaan waddooyinka fududaynaya in biyaha la galiyo Wajaale. Warbixin ku saabsan warkan oo diyaariyey Ayaanle Xaaji hoos ka daawo.