Magaalada Hargeysa waxa laga hirgaliyay goob ku habboon sawirrada iyo dalxiiska

Goob ku taal mid ka mid ah buuraha Hargeysa dusheeda oo magaalada oo dhan dusha laga wada arko ayaa laga hirgeliyey goob ganacsi oo ku habboon sawiro-gelista iyo dalxiiska. Hoos ka daawo warbixin uu arrintan ka diyaariyey Goobjoog TV.