Maamulka Gobalka Togdheer ayaa xadhiga ka Jaray xarunta Daryelka deg-dega ah oo laga Hir-galiyay Cisbitalka Guud ee Burco.