Maamulka gobolka Togdheer Degmada Burco iyo Masuuliyiinta Wasaarada shaqo Gelinta ayaa 224 arday oo bartay farsamada gacanta u soo xidhay Waxbarshadii ay wadeen Muddo ku siman 7 bilood.