“Maanta Ciro kuma odhan karo Xisbiga sidaa ka da,aa , Faysal iyo Kulmiye Na ..” Guddoomiyaha Ku-Meel gaadhka ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

 

Guddoomiyaha Ku-Meel gaadhka ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo xalay ka qayb galay madal lagaga doodayey furista dastuurka Somaliland ayaa waxa uu dhalliilay qaabka nidaamka maamul ee xisbiyada Somaliland.

Halkan ka daawo muuqaalkaas oo dhammaystiran:

https://www.youtube.com/watch?v=B7VWaon_394

bandhige@gmail.com