Beesha Agaasimaha Maamulka Iyo Xisaabadka Wasaarada Warfaafinta waxay xaaran ku tilmaamay xadhiga lagu beegsaday

 

Beesha Agaasimaha Maamulka iyo xisaabadka Wasaarada Warfaafinta Xasan Maxamuud Muxumed ayaa cadaalda daro ku tilmaamay xadhiga lagu beegsaday Agaasimaha sido kale aan xabsiga loo taxaabin Masuuliyiintii ka saraysay waxaanay Madaxweynaha Ugu baaqeen in dib xoriyadiisi loogu soo celiyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

Bandhige@gmail.com