Maayar Soltelko Muxuu Ka Yidhi Baadhitaanka La Galiyay Dawlada Hoose

Maayarka Caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “soltelco” Ayaa ka hadlay Baadhitaankii shalay ay ka bilaabiin saraakiil ka socda Hanti-dhawrka guud ee Qaranka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:-