Safaaradda Jabuuti ee Somaliland oo Soo Bandhigtay Waxyaabihii u Qabsoomay

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka jabuuti ayaa ka war bixiyay hawlhii u qabsoomay sanadkii tagay ee 2018-kii.

Halkan ka daawo muuqaalka.