Maayirka magaalada Caynaba iyo Xoghayaha D/hoose ee Caynaba ayaa kulan la qaatay shirkadihii ku guulaystay mashaariic laga hirgelinayo Magaaladasi.