“Macallimiin aqoon ahaan dhisan, tababaran, oo la siiyo mushahar ku filan, ayaa sal u ah tayaynta waxbarashada” Maxamed Saleebaan

Maxamed Saleebaan Cumar oo ka mid ah saraakiisha Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ayaa hadal kooban ka jeediyey munaasibaddii shalay ee madaxweynuhu booqashada ugu tagay wasaaradda waxbarashada. Maxamed Saleebaan wuxu Madaxweynaha iyo madaxdii la socotay u sheegay in macallimiin aqoon ahaan dhisan, tababaran, oo la siiyo mushahar ku filan, ay sal yihiin tayaynta waxbarashada.

Hoos ka daawo muuqaalka hadalka Maxamed Saleebaan.