Madaxwaynaha Somaliland oo la kulmay Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya

 

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminaya ayaa saaka u kicitamay Wadanka Ethiopia.

Madaxwaynaha iyo Waftiga uu hogaaminayay ayaa waxaa Gegida dayuuradaha ee Bole Kusoo dhaweeyay wasiirka maaliyada Ethiopia Axamed shide.

Geesta kale galabninadii maanta ayaa madaxwaynaha iyo wasiirada la socday waxa xafiiskiisa ku qaabilay raysal wasaaraha Ethiopia Abiy ah.

Goor dhow la soco warkan oo muuqaal ah.

Bandhige@gmail.com