Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa lasoo sheegayaa in uu taliyaha Ciidamada booliiska Somaliland u magacaabay General Maxamed Aadam Saqadhi (Daba-gale).
Inkasta oo aanay jirin warqad rasmiya oo kasoo baxday xafiiska Madaxwaynaha oo soo gaadhay Bahda Bandhige ayaa waxa jira illo xog-ogaal ah oo xaqiijinaya warkan.
Taliyaha cusub ayaa waxa uu buuxin doonaa booskii uu ka geeriyooday allaha u naxariisto ee Cabdilaahi Fadal Iimaan oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Hageysa.
Wixii Warar ah ee kasoo kordha kala soco Bandhige.
Bandhige@gmail.com