Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” wuxu maanta daahfuray shirka wadatashiga ganacsatada iyo Xukuumada oo qayb ka ah hoos u dhiga sicir bararka iyo kor u qaadista dhaqaalaha Somaliland, waana talaabo qayb ka ah barnaamijyo horumarineed oo xidhiidh ah oo lagaga qayb qaadanayo xuska munaasabadda 18 may ee sannadkan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=BaAkrgLMJ9M