Madaxweynaha Cusub ee Maamul-Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa xubnaha baarlamaanka u soo jeediyey in ay si xor ah u shaqeeyaan sida Baarlamaanka Somaliland

Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa mar uu ka hadlayey dhaarintiisii kadib Baarlamaanka dawladdiisa u sheegay in ay si xor ah u fikiraan si xor ahna u shaqeeyaan sida Baarlamaanka Somaliland. Hoos ka daawo.