Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas Qaran oo xabaalaha Baqiic loogu sameeyey 9kii kii askari ee katirsanaa ciidanka Booliska ee dhawaan lagu laayey tuulada Go’da yar oo katirsan gobolka Saaxil.