Madaxweynahu wuxu xafiiskiisa ku qaabiley aabhihii dhalay caruurtii daadku qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore.