Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Booqashadan ayaa waxay timid wakhti loo diyaar garoobayo shirweynaha xisbiga Kulmiye oo ka qabsoomi doonna magaalada Boorama maalmaha soo socda.
bandhige@gmail.com