Madaxweyne ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland wuxu ka qayb-galay xuska 20 February

 

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay xuska 20 February oo ah maalinta Dhalinyaradda Somaliland oo ku beegnayd sannad -guuradii 37aad ee kasoo wareegtay dhagax-tuurkii UFO.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com