Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Kormeer Ku Tegay Jaamacada Camuud Ee Boorama

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa maanta kormeer ku tegay Jaamacada Camuud oo ay wakhtigan ka socdaan horumar balaadhan ooย  dhanka Dhismayaasha ah.