Madaxweyne-ku-xigeenka Saylici wuxu ku soo guryo noqday dalka, waxaanu iska fogeeyey eedaymo loo soo jeediyey oo ku saabsan Golaha Deegaanka Saylac

 

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa waxa maanta ku soo guryo caasimada Somaliland kaddib safar maalmo qaatay oo ku joogay dalka Jabuuti.

Sidoo kale Madaxweyne-ku-xigeenku wuxuu iska fogeeyey eedaymo loo soo jeediyey oo ahaa in ku lug leeyahay muran ka taagan Golaha Deegaanka Saylac.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com