Muxaadiro: Qisadii ninkii waalidkii baariga u ahaa iyo liibaantii uu helay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.14aad

 

Waalidka oo baari loo noqdaa waxa ay sabab u noqotaa liiban adduun iyo mid aakhiro. Qisada maanata ee Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanayaa qiso xambaarsan micnahaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com