Waxa Boorama waxa lagu qabtay kulan loogu mahadnaqayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, laguna soo dhawaynayo Wasiirada cusub, sidoo kalena laguna sii sagootiyey Wasiiradii Hore

 

Waxa Boorama waxa lagu qabtay kulan loogu mahadnaqayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, laguna soo dhawaynayo Wasiirada cusub ee dhowaan magacaabay, sidoo kalena laguna sii sagootiyey Wasiiradii Hore ee uu xilka ka qaaday Madaxweynuhu ee ka soo jeed gobolka Awdal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com