Madaxweyne-ku-xigeenku wuxu shaqada Ka joojiyay Guddoomiyaha Gobolka AWDAL Mustafe Shiine

 

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha JSL ayaa go’aan uu soo saaray shaqadii kaga joojiyay badhasaabka Gobolka Awdal, Mustafe Shiine.

Halkan hoose ka akhri warqada lagaga joojiyey shaqada Guddoomiyaha Gobolka Awdal:

bandhige@gmail.com