Madaxweyne-ku-xigeeynku wuxu daahfuray shir weynaha heer Qaran ee shaqo abuurka dhallinyarada Somaliland

 

Madaxweyne-ku-xigeeynka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” wuxu daahfuray shir weynaha heer Qaran ee shaqo abuurka dhallinyarada Somaliland, kaas oo ka furmay hudheelka Maansoor.

Shirweynahan ayaa waxa uu socon doonaa muddo laba maalmood ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com