Madaxweyne Muuse Biixi wuxu magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Duuliye Sare Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol.
War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sida tan:
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay:ย ย Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);
Markaan Tixgeliyey:ย ย ย ย ย Ahmiyadda ay Hay’adda Duulista iyo Madaaradu u leedahay Dhismaha Qaranka;
Markaan Arkay:ย ย Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa;
Markaan ku Qancay:ย ย ย ย In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;
Markaan Sameeyey: ย ย ย ย Wada-tashi;
Waxaan Goโaansaday;
In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.
Allaa Mahad Leh
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland