Madaxweyne Siilaanyo waxa uu kulan la qaatay isu-duwayaasha

????????????????????????????????????

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud โ€œSiilaanyoโ€ ooย  ku sugan xarunta Gobolka Togdheer, oo safari shaqo ugu ambabaxay ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay isu-duwayaasha Gobolka Togdheer laamaha dawladda.

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii uu Madaxweynuhu ugu kuurgeli lahaa xaalada guud ee gobolka ka jirta awgeed ayuu isugu yeedhay dhammaan isu-duwayaasha, waxaana kulankan soo qaban qaabiyey oo door muhiima ka qaatay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo, oo ay wehelinayaan maamulka gobolka iyo Xubno muhiima oo ka mida golaha wasiirada.

kulankan oo ahaa mid lagu soo qaaday arrimo dhawra oo gobolka waxtar u leh horumarinta gobolka .

Madaxweyne Siilaanyo la iayaa in uu siii wato safarkiisa maalmaa soo socda.

bandhige@gmail.com