Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xafiiska ku qaaliley wefti uu hogaaminaayey Safirka Faransiiska u fadhiya Kiiniya

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud โ€œSiilaanyoโ€ waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabileyย  wefti balaadhan oo uu hoggaaminaayey Safiirka dalka Faransiiska u fadhiya Kiiniya Ambassador Reimi Marechaux.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhammaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka Faransiiska.

Halkan hoose ka daawo warka kulanka:

bandhige@gmail.com