Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud โSiilaanyoโ waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirada Somaliland u fadhiya waddamada dibedda oo muddo laba maalmood ah uu tababar uga socday Hargeysa waana markii labaad ee ay kulmaan safiirada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: