Madaxweyne wuxu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Denmarka

 

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo xoghayaha Danmark, Mr Martin Bille Hermann iyo Safiirka Denmark Ms. Mette Knudsen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com