Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud โSiilaanyoโ wuxu kulan is xogwaraysi iyo dardar gelin ah la qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo uu Hoggaaminayey Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladu Sharmaake Axmed Muxumed Geelle.
Sidoo kale waxa shirkan ka soo baxay qodobo muhiim.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: