Xoghayaha Guud ee Waddani Maxamed Cabdilaahi โUurcaddeโ wuxuu ku eedeyey Madaxtooyadda xadhiga laba masuul oo ka tirsan Waddani, kuwaasi oo muddo 14 maalmood ku xidhan saldhiga dhexe ee Hargeysa.
Labadan masuul ayaa waxa manta la keenay Maxkamadda Gobolka oo maanta u diray labadan masuul rummaan todoba maalmood ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=SXXM_SbiV-c&feature=youtu.be