Maraykanka wuxu joojinayaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka (Lottery Visa)

 

Madaxweynaha Dawlada Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu kala shaqeyn doono Koongareeska sidii loo joojin lahaa barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka ee sannad walbaa ay kumannaan qof ku yimaadaan Maraykanka.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii la sheegay in ninki Salaasadii baabuurka dadka ku jiidhsiiyay guddaha magaalada New York uu ku yimid barnaamijkaasi loo yaqaano Lottery Visa.

bandhige@gmail.com