Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee u safray Jamhuuriyadda Gini ayaa warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay Guulaha Siyaasadeed ee safarkaasi, mar ay maanta kula hadlaysay warbaahinta Dalka Ethiopia.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com