Masuuliyiintii xisbiga Waddani ee dhawaan xabsiga lagasii daayay oo warbaahinta Lahadlay
Xoghayaha guud iyo afhayeenka xisbiga Waddani khadar Cabdi iyo Barkhad Jaamac oo dhawaan lagasii daayay xabsiga ayaa saaka waxay warbaahinta Somaliland kula hadleen xarunta guud ee xisbiga. waxay u mahad celiyeen shacabka Somaliland ee xadhigooda ka xumaatey iyo cidkasto ka qeyb qaadatey soo deyntooda iyo ciidamada policeka iyo Asluubta oo ay sheegeen inay si fiican ula dhaqmeen.
Waxa kale oo ay kawarameen xadhigoodii siduu udhacay, waxay lakulmeen iyo wixii lagusoo eedeeyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: