Maxamed Xaashi waxa uu cambaareeyey heshiiska Somaliland la gashay dawladda Imaaraadka ee lagu siiyey saldhiga milatari ee Berbera

Shir-jaraa’id oo maanta Hargeysa ku qabtay Eng Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore Maaliyadda Somaliland ayaa waxa uu ku cambaareeyey heshiiska maanta labada gole ansixiyeen ee saldhiga milatari ee Berbera oo la siiyey Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka shirkan Jaraa’id:

bandhige@gmail.com